Page 1 of 1

Maxamed Dheere iyo Cabdifataax Shaaway oo lag dameen

Posted: Mon Nov 05, 2007 4:10 am
by X-unit
Maxamed Dheere iyo Cabdifataax Shaaway oo shalay gacan ka hadal xoogan ku dhex maray xarunta Gobolka Banaadir
Muqdisho
Gacan ka hadal aad u xoogan oo gacanta leyskula tagay ayaa shalay xarunta gobolka Banaadir ku dhexmaraty labada masuul ee kala ah Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamed Dheere iyo gudoomiya ku xigeenka Amniga Gobolka Banaadir CabdiFataax Shaaway .

Gacan ka hadalka labada masuul ayaa sababi rabay in labada ciidan ay kala wataan isku fara saraan goobta tasoo ay soo dhex galeen Odyaasha labada Beel ay kasoo jeedaan sida uu noo xaqiijiyey xogeenta ka tirsan Gobolka Banaadir diidayna in la xuso sababo dhinaca Amniga

Muranka Gacan ka hadalka ayaa yimid markii uu Maxamed Dheere soo jeediyey iyo dhamaan La gubo Suuqa Bakaaraha madaama uu sheegay in ay joogaan halkaas kooxaha dowlad diidka ah halka Cabdifataax Shaaway ganfka ku dhuftay in la gubo dhamaan Suuqa Bakaaraha madaama uu yiri in ay suuqaasi ay taalo hanti Soomaaliyeed loona baahneyn xiligaan in la gubo.

Isjiid Jiid kadib ayaa waxaa meesha ka bilaawday in labada Nin ay isku feeraan goobta sidaana ay ku soo kala dhex galaan masuuliyiinta kale ee la shaqeysa labada Masuul,dhacdadaan ayaa ah tii ugu horeysay ee labada masuul ee ceenkaan ah dhexmarto tan iyo Intee xoogaga gumeysiga Itoobiya ay qabsadeen Soomaalia

Garta Maxamed Dheere iyo Cabdifataax Shaaway ayaa xiligaan waxaa u fadhiya labada beel ay kasoo kala jeedaan iyadoona sida muuqato arinta lagu xalin rabo xeer jajab sida uu noo xaqiijiyey odayaasha garta u fadhiyo


Xafiiska wararka ee , Qaahira
dayniilecom@hotmail.com

Re: Maxamed Dheere iyo Cabdifataax Shaaway oo lag dameen

Posted: Tue Nov 06, 2007 6:06 am
by Dr.Galbeyte.
Suuqa bakaaraha gub aa?.... that will only worsen the case.. thousands of families in mugadishu go to work there and feed their families.. i'm not sure he realizes whats at stake..

M'dheere need to get assinated ASAP before he does some stupid shidh and unlesh yet more problem for somalia.