Kambuli horta wixii oday beeled ah ama ummad u af hayeen u ah waa inu ilaashada wuxu ku hadlo.
Anigu nin Habar Awal ah baan ahay , suldaankeenu na maba hadlo , labadii bilood na beesha isugu ma yeedho , reerahaa kale ee soomalida na arrimahooga ma dhex galo, intaasan ku jeclahay walle .
Meesha waa "FORESIGHT" waxa la isku haysta Kambuli , anigu markaan halkan Snet ku laha , " support the real darwish of Sool, and take Majeertenia out of the equation in order to have a genuine shot at solving this internal matter " garaadkiinu wuxu laha : "Meles Zenawi miyaad idoorka inaga qabatid"

Haye?
Marka wilkan yaree Executive waxan u sheegaya inaan Garaadkiina horti aan anigu fikradaa la imid
Ma waxbaad igu siineysaan dee? yaa?