MAD-MAC is the owner of this website called abaaqaroow
Posted: Tue Nov 06, 2007 10:45 am
http://abaaqaroow.com/index.php?id=4417
wasqaanka farihiisa ayaa lasoo helay ,wuxuu iska dhigaa cadaan laakiin beentiis.waa maryooley ilaahay caqliga ka qaaday,
wuxuu aad necebyahay somalida gaar ahaan reer kuwa kasoohorjeeda danaha ethiopia
wuxuu soo qorona waa wax lagu qoslo walahi waa majaajilo socota .waxa ugu qosol badanaa warkan ..
http://abaaqaroow.com/index.php?id=4417
Kulankii ay wada yeesheen wasiirka arrimaha dibedda Itoobiya Md.Seyuum Mesfin iyo Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse Xafidahullaah Labad Masuula Oo ka soo wada jeeda Beelaha jabrti
Kulan magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse Xafidahullaah iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Md.Seyuum Mesfin ayaa looga hadlay arrimaha iskaashiga ka dhaxeeya maamulka Puntland iyo Itoobiya.
Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse Xafidahullaah oo safar shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa horey kulamo khaas ah la yeeshay Diblumaasiyiin sar sare oo ka socda Dowlada Maraykanka iyo Jarmalka.
Kulanka dhexmaray Beelaha Jabrti ayaa diirada lagu saaray sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka ganacsiga ee ka dhaxeeya Puntland iyo gobalada Itoobiya iyo waliba xiriirka dhinaca sugida amniga.
Kulankan waxaa sidoo kale ku sugnaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibada ee Dowlada Itoobiya Md. Abdeta Dribssa. Md.Mesfin oo ka hadlayey xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac ayaa sheegay in dowlada Itoobiya ay si weyn u tixgalineyso xiriirka ay la leedahay Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Wuxuu sidoo kale wasiirku sheegay in danta Itoobiya ay ku jirto hagaajinta iyo sare u qaadida xiriirka wanaagsan oo ay la leedahay Maamulka Puntland.
Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse Xafidahullaah ayaa sidoo kale sheegay in labada dhinac meel isla dhigeen in lasii xoojiyo xiriirka ganacsiga iyo iskaashiga.
Waxaana kulankaasi lagu soo hadal qaaday sameynta Qunsulad ay labada maamul is dhaafsadaan qunsuladahaasi oo laga hirgelin doono Puntland iyo Itoobiya, si markaasi loo xoojiyo xiriirka labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya ayaa sheegay in dhawaan dalka Itoobiya imaan doonaa wafuud balaaran oo ka socda Puntland kuwaasi oo ay ka wada hadli doonaan arrimaha Ganacsiga iyo Amniga
Abaaqaroow.com (wiil waal)