manta wuxuu dagaal xun dhaxmarey kooxo dooliyo ah iyo kooxa kasoo horjeedey
oo ahaa yaan yuuro(mukulaalo)
dagaalkaan waxaa lagusoo waramayaa inuu ka bilaawdey markii hal dooli uu ka xadey (ost)ama (farmaajo) cid ee u joogto yaanyuur(mukulaal)
markaas dooligii yaanyuurtii ayaa ku fakatey oo ku baxdey(cuntey)
markaas waxaa gurmad ku yimid dooliga cidiisi yaanyuurti ayadan wexeey
u wacatey cideedii ...halkaasna dagaalkii ka bilaawdey .....
dagaalkaas oo qasaare lixaad leh keestey ..ayaa lagu soo waramayaa in la isku adeegsanayey ..hubka nuuc yadiisa kala gadisan ...sida(fargee toonyinka )qaadoonyinka )saxamado )iyo bakeeriyo
dagaalkaas qolada uu dhexmarey ayaa qasaaraha kasoo garey lagu waramey
in labo ka mid ah yaanyuuraha eey geeri yoodeen halka dooliyaasha oo dagaalka
ku gacan sareeyey looga dhaawacay hal nin ...
qasaara dad weeynaha kasoo ayaa aad iyo u fara badan aydoo la soosheegey cid dagaalka u dhoweeyd in caanihii uu dooli ugadhacay ..sidakalena uu dhaawac kasoo garey hal ..(barambaro) iyo hal (quraansho)
hada inkastoo oo jawiga yara daganyahay ...ayaa wali waxaa xiran isku socodka gaaiidka iyo ganacsigii dadweeynaha.......
wiixii oo war ah oo kasoo gordho qasaaraas ..kalasoco ....idaacadeeyna
(gogogris.com)
__________________




