Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Isaaq make Daroods cry again..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5199
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Isaaq make Daroods cry again..

Postby Ben Dover » Sat Nov 10, 2007 5:07 am

Check this article on jidbaale:
http://www.jidbaale.com/fullpage.php?ss ... f432eac0d0

It concludes with the famous gabay:

“Gun baan ahey Gamabacad baan xidhneahay iyo gar naagoode

Gashaantida sideedoo kalaan guur usuga yaaye

Jeer aan gamboodka iska rogoh guudka iga saaran

Aniyo naagaha loo galmoon waa gudboonahaye



Laughing Laughing Laughing Laughing


Why is it Daroods are always crying when Isaaq karbaash them? They even go the extra mile by describing their feminine way of life Very Happy

X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby X-unit » Sat Nov 10, 2007 5:11 am

sxb waxa meesha qayaaso wa Mejerteen....sharraftu yoo ka qaadhay darood oo dhan...war maan ninkaan la iska celsho....

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby The_Emperior5 » Sat Nov 10, 2007 5:22 am

Look @ cuqdaday qabaan gabaygiii bay kalla rabeen


nimanka na qabsadoow na wa gar xaajoode way ka reebeen ka waran

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby LiQaaye_TDH » Sat Nov 10, 2007 5:58 am

They think their Internet Calaacal and their usual probaganda bullshid will change their history, Isaaq will always Karbaash Them and take whats theirs Cool

User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby QansaGabeyle » Sat Nov 10, 2007 6:02 am

This is boring Saaxibyaal. Nothing is happening in the north. In Mogadishu, even the donkeys and the damn carts they pull are not safe from the Tigrey.
http://www.shabellenews.com/images1/med15.jpg

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby The_Emperior5 » Sat Nov 10, 2007 6:06 am

i know qansa adigu walanweyn baad tahay gabay na wax ba ka ma taqaaniid

walanweyn uu dhan eygii abshir bacadle ba ka gabyaa

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby LiQaaye_TDH » Sat Nov 10, 2007 6:07 am

[quote="QansaGabeyle"]This is boring Saaxibyaal. Nothing is happening in the north. In Mogadishu, even the donkeys and the damn carts they pull are not safe from the Tigrey.
http://www.shabellenews.com/images1/med15.jpg[/quote]

The Abgaals are dying like flies Laughing is that Maxamed Dheere cousin, taking a nap there? Laughing

User avatar
TheBigBosS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1811
Joined: Sat Aug 04, 2007 6:14 am

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby TheBigBosS » Sat Nov 10, 2007 6:22 am

darood need THE ceeb Cool

Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby Alchemist » Sat Nov 10, 2007 6:23 am

[quote="LiQaaye_TDH"][quote="QansaGabeyle"]This is boring Saaxibyaal. Nothing is happening in the north. In Mogadishu, even the donkeys and the damn carts they pull are not safe from the Tigrey.
http://www.shabellenews.com/images1/med15.jpg[/quote]

The Abgaals are dying like flies Laughing is that Maxamed Dheere cousin, taking a nap there? Laughing[/quote]


sxb dont laugh or mock the dead, it aint good.. You never know he might have been a rightous person..

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby LiQaaye_TDH » Sat Nov 10, 2007 6:26 am

Alcemist... Your Right thank you brother....

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby LiQaaye_TDH » Sat Nov 10, 2007 6:28 am

BEN-DOVER Did you read this:

Buuhoodle(Jidbaale.com):- Beelweynta Dhulbahante degaan ahaan waxay degaan saddex gobol oo kala ah (1) Sanaag, (2) Sool iyo (3) Cayn: Gobolkii sanaag waxaa ku duulay huwan ay horkacayaan Beelaha Muuse Ismaaciil ee Habar-yoonis, Gobolkii Sool waxaa ku duulay oo qabsaday Maleeyshiyo u badan Beelaha Muuse Abakor ee Habar-Jeclo, Gobolkii Cayn xaaladdiisu way cakiran tahay?, waana fool (9 bilood ah), lama garanayo Beesha qabsan doontaa Isaaq cidday ka noqon doonto?

Hannaankii siyaasadeed iyo hiyigii shacabkii Dhulbahante ayaa guud ahaan mar kaliya is baddalay, haddii Dhulbahante karaamo iyo sharaf ku dhex lahaa shacabka Soomaaliyeed waxaa ku tuntay shakhsiyaad dhuuni-qaatayaal ah oo cadowga u adeegaya, haddii wiilka ama gabadha Dhulbahante ka kaftami jireen golayaasha fadhi-ku-dirirka ah maanta hadal uma furna, sidoo kale shakhsi Dhulbahante ahi marna kuma riyoon in degaankiisa Isaaq xoog ku qabsan doono!

1.Gobolka Sanaag: Waxaa degaan ahaan wadda degga 4 beelood, laba ka mid ahi waa Harti, laba kamid ahina waa Habar-lamaan/Isaaq, way jiraan beelo kale laakiin kuwaas wakhtigooda ayaynu ka hadli doonaa, beelahan afarta ah degaanadoodu way kala soocnaayeen, beel waliba waxay lahaan jirtay dhul daaqsimeed u gaar ah oo lagu ogaa, balse is badbadalka siyaasadda iyo maamuladii u kala dambeeyay dalka ayaa sameyn way ku yeeshay.

Xiliyadii Dowladii Siyaad Bare iyo dowladii ka horeeyayba Beelaha Isaaq ee degaan ahaan ku dhaqan gobolka sanaag waxay lahaan jireen saami yaciman iyo karaamo la karaameyn jiray hantidooda iyo sharactooda marna laguma xad-gudbi jirin, haddii maamul la samaynayana qeybtooda ayay ka qaadan jireen, mana jirin cid dulmi jirtay oo si gaar ah ugu tacadiyi jirtay hantidooda iyo jiritaankooda.

Hadaba laga soo bilaabo sanadkii 1991, Beelahani waxay la soo baxeen siyaasad ka duwan tii hore, isla markaana waxayna isku balaadhiyeen dhamaan degaanadii beelaha kale ee deriskooda, sida (warsangali iyo dhulbahante), iyadoo sheeganaya maamul ama dowlad aan jirin, qorshahan dhulbalaarsiguna wuxuu ahaa mid ka soo fulaya mar walba maamulkooda hargeysa ka taliyaa, iyagoo taageero dhaqaalle iyo mid saanadba ka helayay Hargeysa, aakhirkiina waxay la wareegeen gacan ku haynta gobolka sanaag.

2.Gobolka sool:- Wuxuu leeyahay degaan ballaadhan iyo degmooyin hoos yimaadda, qorshaha dahsoon ee guud ahaan Isaaq ku doonayay inuu ku qabsado caro dhulbahante ayaa sanado badan soo jiitamaysay, Beelaha Habar-jeclo gaar ahaan kuwa ku wajahan Gobolka Sool, waa Muusa Abakore waxay sanad walba la wareegi jireen degaano cusub, inta badana waxay qorshahooda fulin jireen xiliyadda degaanadda dhulbahante roobabku ka da'aan, waxay soo dhex degi jireen dhulbahante dhexdiis iyagoo odhan jiray 'aar abtiyaalooow haraad waa caddawe hana bakhtiinina ee na waraabiya' marka Awrta iyo dhaanka loo waraabiyana kuma tagaane maalinta xigtana waxay soo rartaan reer miyigooddii, sanadkaasna halkaas ayay ku nagaaladaan oo isku dhalaan, sanadka xigana 'waa doqon ha u gargaarin hana gargaarsane' halkii ayay ka sii wadaan riwaayadoodii dhulbalaarsiga, waxayna ku fidaan degaano hor leh.

Qorshaha Dhulbalaarsi ee Isaaq/Habarjeclo ayaa sanadihii hore ahaa baryootan iyo biyo- doon, balse xiliyadii dambe ee ay maamulka hargeysa sameysteen oo ay hub iyo dhaqaale gacmahooda soo galay waxay abaabuleen ciidamado maleyshiyeed beeleedyo ah oo horgala dhaankooda, waxaana meesha ka baxday baryootankii, waxayna ku badaleen xoog iyo Qori caaradiis, reer miyigoodana waxaa caado u ahayd inay daba-guuraan maleyshiyadooda, waxayna gabood ka dhigtaan Taangiyadda iyo Beebeeyadda.

Sanadihii 1940-1960 Ninkii garanaya ayaa garanayee, Habar-lamaan waxay saarnaayeen Buuraha Gollis ee ku teedsan Badda Cas, waxay soo habeen dhaxaanba waxay yimaadeen Shiikh, hadana waxay u soo gudbeen Burco iyo Beer, waxaan ahaa wiil yar oo kurey ah Geelashuna waxay ii daaqi jireen Wadaamo goo iyo Caynaba dusheeda, waxaase nasiib daro ah markaan maqlay Isaaq waxay la wareegeen Caynaba, Oog, Yeyle, Adhi-cadeeye, Gumeys, Abeesolay, Xargaga, Laascaanood, waxayna 4 km u dhaafeen dhinaca Garoowe.

3.Gobolka Cayn: Waa gobolka saddexaad ee dhulbahante dego, waana gobolka kaliya ee gacanta dhulbahante ku jira ilaa saacad aan qoraalka qorayo, waxaana ku nool bulsho aad u balaadhan, xaaladda siyaasadeed ee gobolku ma degana, iska kastoo ay jiraan Odoyayaal iyo shacab u heelan nabadda iyo wada noolaanshaha oo mar kasta gacanta ku haya amaanka gobolka, haddana waxaa jira cadaadis siyaasadeed oo baaxad weyn oo kaga imaanaya dhinaca Hargeysa, taasoo la mid ah tii lagu qabsaday goboladii kale ee Sool, Sanaag.

Habeen walba waxaa Gobolka Cayn soo gaadha shakhsiyaad ka dhexmuuqda siyaasadda Hargeysa waxayna gobolka soo galiyaan lacag xadi badan, taasoo ay ku kala furfurayaan dadka iyo dalka, shakhsiyaadka waxaa hadda ugu firfircoon oo siyaasadda gobolka faraha gacmaha kula jira Col. Dalbac, Ciise Rawe, Xamse Gaada-weyne iyo Ina Jaamac Ahmed Cali (Mooris) oo xildhibaan ka ah Hargeysa, kuna howlan hadda siduu ciidamo beeleed uga qoran lahaa gobolka.

Col. Axmed Xaabsade iyo shakhsiyaad badan oo kale oo qaarkood ku sugan yihiin Hargeysa iyo Laascaanood ayaa qudhoodu qeyb ka ah duulaankii Isaaq ku qabsanayo Gobolka, dhamaantoodna waxaa laga hogaamiyaa Guriga Madaxtooyadda ee Riyaalle.

Markaan soo gunaanado ujeedada maqaalkaygan Isaaq maanta waxay taagan yihiin gunaanadkii mashruucii gaadhitaanka yoocadda, Sanaag galbatay, Soolna shalaan sagootiyay, Cayna waa fool, xaalada Amaankuna Cayna waa mid faraha ka sii baxaysa, waxaana luntay guud ahaan kalsoonidii beelaha wada dega gobolka, waxaana hadda jira beelo si toos ah dhaqaalle uga hella Hargeysa, sidoo kale waxaa soo bixi doona Beelo kale oo damac kaga jiro inay ku biiraan Isaaq iyo maamulkooda, dhinaca kalana waxaa jira hub urursi beelaha dhexdooda ah.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby The_Emperior5 » Sat Nov 10, 2007 6:39 am

habarjeclo iyo habar yunis i dont like u guys thanks to u guys qurjile have no land no more

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby LiQaaye_TDH » Sat Nov 10, 2007 7:05 am

[quote="The_Emperior5"]habarjeclo iyo habar yunis i dont like u guys thanks to u guys qurjile have no land no more[/quote]

Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
toothless
Posts: 234
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Way Down Yonder by the Huckle Berry tree

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby toothless » Sat Nov 10, 2007 8:12 am

daroooodd.....blah, blah,blah, blah...........daroood........blah blah blah Confused Confused Confused Confused [url][/url]



serouisly niggas must been gang raped by sum daroods>>> Shocked Shocked Shocked daroooodd.....blah, blah,blah, blah...........daroood........blah blah blah Confused Confused Confused Confused [url][/url]

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq make Daroods cry again..

Postby The_Emperior5 » Sat Nov 10, 2007 8:25 am

liqaaye inadeer read this cuqdad


Ku nooloow riyo iyo been waata haysata SSC maanta

User Rating: / 0
PoorBest
Written by Ahmed Aden
Friday, 09 November 2007
Waxaa layaab leh in ay jireen rag badan oo dhulbahante ay oo marka aan la soo qaadid siyaasada ka jirta nawaaxiga SSC la soo boodi jiray Darwiish laan Meeyey darwiish land maanta wuxuu noqday dalkii soomaali ee SSC maanta Isaaq Land. Mana jirto wax la yiraahdo Darwiiiiiish land. Meeye ku Odhan jiray darwiishland marka maanta wiil isaaq oo beebe wataa madaxa ka tooganayo dhalinyaradii u dhalatay Laascaanood lagana taagay calan uu soo sameeyey xaaraami Siilaanyo iyo Baaster iyo Cali waraabe.
Waxaan dadbadan oo dhulbahante ah oo ay ka dhiciwaydey kelmada darwiishland u sheegayaa in darwiishland ay ahayd magac ay tuugta isaaqa wadataa ku qadhaaban jireen kana soo dabanayeen dadka dhulbahante kuwa wax magaratada ah ee la duufsankerey.
Isaaq maanta nabad kuma joogayaan Laascaanood 100 sanona haka soo wareegto ee waan xoraynaynaa laascaanood iyo magaalooyinka kale ee ay xooga ku haystaan reerka gardarodoonka isaaqu.
Kuwaas oo aa ku gubidoono Burco iyo hargeysa mardhow hadii aysan naga joojin gardarada qaawan ee ay wadaan ee ah dilka, dhaca, kufsiga, bahdilka iwm.


Mujaahid dhaarsan

Allcayn.com

Last Updated ( Friday, 09 November 2007 )


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 20 guests