Lugooyo,
Somehow I knew what your response will be...Somaalidu waxay ku maahmaahdaa " Ilmaadeer waa in is aftaqaan"... Not that I am your ilmaadeer in literal meaning...But in this forum each one knows what to expect from the other..At least to some extent...
Maya cidi iigama baahna hiil... Ee waxa aan la col ahay dameer dameer ka gardaran... Ninyahow gardaradaadii ayaa badatay...
Anyway it is true that you lashed few times the Hawiya because of Abdiwahab, calling them balaayo indhoguduudan etc... But I don't recall you opening a whole thread for them...How many times did you post a thread about MJ? Many...Even I remember you said that "Way suuroodaan marka ay tukanayaan" Just imagine xataa salaadoodii yaa kaa amaan weydey.... Come on nin yahow haddaba, maxaa jira?
You can hate A/Yuusuf all you want but a whole clan? Waa laga fiican yahay...
Ma ogtahay inaan amba odhan karo, I am not stupid...I know why you are after the MJ?
Maxaanse ka daali, koley imikaad I odhan " Maxaa kaa galay cidda aan wax ka sheego eh"
OK dee bal adna waayahaye... Keep the good job