Postby DR-YALAXOOW » Tue Nov 13, 2007 6:06 pm
ragga ka dagaalamaya xamar waxaa hogaaminayo sheekh abdqaadir gudoomiye ku xigeenka maxaakiimta ah. iyo macalin xaaji niman kale maxaakiimta ka tirsanaa.SIDA macalin XAASHI, GUDOOMIYHII BALCAD
nimankaan gacan ku dhiiglayaasha isku magacaabey al shabaab, dagaal ma galaan, kaliya bastoolad inay soo qaataan dadka aan waxba galabsan jidadka ku dilaan.
maalin dhexdaad ah waxay dileen nin dukaan ku lahaa suuqa xoolaha, sababta ay ku dileen waa tigree ayaa sigaar ka iiibisey. bal xayawaanimadooda fuleynimadooda tigreega sigaar iibsanaayey waaba u jeedeene meey tigreega dilaan.
tigreega dukaankii markuu ka baxey isagoo laaf yoonaya iska baxey, ayey ninkii miskiinka ahaa dukaanlaha dileen.
al shabaab waxay u shaqeeyaan sirdoonka ethiopia waa la hubaa waa majaaniin gacan ku dhiiglayaal.
dad qabuurahii talyaaniga qotey meeyd dhul alle ku duugan lafahooda la soo baxey sida CEEYROOW.
CEEYROOW waxay kaloo dileen ninkii qaaliga ahaa eee DR YAXYE waa nimankii diley,,
nimankaaan waa leeysku raacey inay jawasiis ethiopia yihiin, qilaafkaan ay maxaakiimta ay dhexdooda ka abuureen waa wax aad looga xumaado.
maxaakiimta 6 dii bilood wadanka somalia ka dhigey 100% nabad buuxda , adeega guud shacabka bilaabey. .
al shabaab waxay rabaaan tigreega markuu iska baxo inay ISBAARO DHIGTAAAN.
DR GALBEYTE WAA SIDA AAD JECESHAHAY dawlad la,aan ISBAAARO, QASHINKA leeyska qaaxin. dadka masaakiinta la dhaco, qabiil qabiil ku duuul.
al shabaab iyo ceeyroow waxa ay rabaan waa intaa DAWLAD SOMALIYEED, WADANKA NABADEEYSA MA RABAAN. AL SHABAAB= CAASHO YUSUF=TIGREE