[quote="DR-YALAXOOW"]Voltage
WALAAHI waa magaca ilaaheey markii ETHIOPIAN ay la dagaalamayeen maxaakiimta BOQOLAAL SOMALI ISLAAM AH DHIMANEYSAY mooryaanka abdiwahab and i dont know galbeyte laakiin galia,somaliweyn dhamanatood 100% waxay la jireen ciidanka ethiopianka.
waxay ka xanaaqsaneeyn sidee ADEERKEEN ABDI QEYBDIID ISBAARADISIII NR 4 IYO SEEY BIYAAANO maalintii 12 kun dollar ka soo geli jirtey sidee looga qaadi karaaa

.
dadkaasaa maanta iska dhigaayo dad ETHIOPIANKA ka soo horjeedo. yaab badanaaa.
maxaakiimta markii GALINSOOR ILAA XAMAR LAGA QABSADEY SIDA AY U FARAXSANAAYEEN WIIGAAS. MOORYAAAN isbaaaaro u cad iyo dad ma miisaaamo.dad maaha waxa.

[/quote]
Maantana dad xornimo doonka hormuud u ah bay iska dhigayaan waliba Abdi qeybiid ee uu yahay hogaamiyaha ciidanka sacadka ee bakhaaraha qaska ka wado
Waxay Asmara u diidayaan Abgaal na talin maayo, arag siduu Sheikh Sharif ugu soo booday, oo goormuu al Shabaab ninkaan taageersanaa waa yaabe

Kuli cabdiwahab oo xornimo doon iska dhigayo baa ugu shactirada badan
