[quote="kambuli"]Helwaa,
Abaayo, ma waxaad run moodeysey hadalka ay qoraan ee ah " I am 6' 1 and single? That is not true walaal...Meesha waxaa ku jira odayaal qaarkood ay qufacaa dhuusaan... Sida Qudhac Maygaag oo kale, I am sure inuu waa hore 50kii kor u dhaafay... Ilaahow yaa dhegeysta waxa qufac ka dhaca habeenkii... Khaas ahaan marka ay yihiin kuwa qayila ee sigaarka cabba... Quxu quxu quxuuuuuuuuuuuu
Sidoo kale waxaa ku jira caruur sida Hyper, Fah123, Hiiraan oo ugu badnaan jira bet. 15-17yrs...[/quote]
looooooooooooooooooool@qux quxuuuux
kambuli you are right walaal dad badan oo cajuusin ah baa meshan
undercover ah oo ciyaal iska dhigdhigaya...laakin aakhirka way kashifmayaan
walle
