(Muq) Dibad bax lagu taageerayo Nabadeynta Muqdisho oo ka socota Stadio
Banaan bax lagu taageerayo Nabadeyn Magaalada Muqdisho ee aan cagaha badan ku taagneyn ayaa haatan ka soconaya Fagaaraja Stadio Koonis ee Degmada C/casiis.
Dibadbaxan oo ay soo agaasimeen maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo uu ugu horeeyo Maxamed Dheere iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Saraakiisha Ciidamada.
Banaanbaxan ayaa sidoo kale waxaa ka soo qeyb galey boqolaal dad ah oo sida la sheegay ka kala yimid Deegaanada Waqooyiga Muqdisho.
http://www.mareeg.com/news.php?sid=3888As becomes clear...this demo is not that strong, and most people came from outside of the city of Mogadishu, ''oo sida la sheegay ka kala yimid Deegaanada Waqooyiga Muqdisho''
---
No sane Somali can support the massacre that is going on, and especially not Mudulood and Sacad people.
Also, with the closure of Benadir radio, Shabelle radio, Simba radio...don't you think they want to hide the fact that this demo is not that strong?
Why is this socalled ''demo'' organized after the closure of these media outlets...why not before?