Muqdisho Khamiis , November 15 2007 SMC
Gaari Nuuca Ciidamada Xanbaara ee Uralada ah ee ay isticmaalaan Ciidamada Ethopia ayaa waxaa ay Miino kula kacday Kuliyada Jaale Siyaad ee Degmada Dayniile ee Muqdisho.
Uralkaan oo ay ka buuxeen Ciidamo Ethopain ah ayaa waxaa aan si rasmi ah loo ogaan karin khasaaraha rasmiga ah ee gaaray.
"Qiic iyo Hilaac ayaan aragnay markaan maqalnay Qaraxa Minada oo ahayd Nuuca la waqtiyeeyo ee Remute-ka , mana ogaan karno wax khasaare ah waayo Guriga Guryaha ayaan ku jirnaa" Ayu yiri Cali Axmed C/salaam oo ah dadka Deegaanka.
Qaraxaan aya ku soo beegmaya xili maanta Cidamada Ethopia ay hawlgalo ka wadaan Xaafada Gubta Degmada Dayniile ee Muqdisho
------
Indeed more than 20 Ethiopian deads...I wonder how many soldiers an Ural truck can carry?
Does someone perhaps know?



