Does anyone know this dude?
Xasan Sheekh Cali oo dhowr iyo afartan jir ah ayaa waxa uu ku dhashay magaalada Aadan Yabaal waxa uuna ka baxay kulliyaddii Daraasaadka islaamka ee jaamacadda umadda, ka dibna waxa uu takhasus ku sameyey isla madadaas darasaadka Islaamka oo ku bartay Islaammic University ee dalka Maleesiya wuxuuna qaatay shahaada Master Digree.isla wadanka malesiya ayuu haddana waxaa uu ka qaatay shahaado kale oo isla Master Digree ah jaamacadda maalaayo maadada Xiriirka Caalamiga ah. waxaana uu isla maadadaas ku sameyeey darajadda PHD wadanka maleesiya oo ku noolaa ilaa hadda.
Xasan Sheekh Cali ayaa waxaa uu si wanaagsan ugu hadlaa luuqadaha Ingiriiska iyo Carabiga wanan nin ku cusub wajiga dadaka somaliyed hadaba,



