Gabdhan Yar ee ay kufsadeen koox maleeshiya ah oo ka mid ah Maleeshiyaadka Xooga ku jooga Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa lagu sheegay Magaceeda Canab Cabdi Axmed,Gabadhan Yar ayaa La sheegay in ay ku kufsadeen koox maleeshiyadka Huushta iyo Huunada Laka keenay Boorame iyo Hargaysa>>
Gabadhan yar ee ay Shalay Galab kufsadeen Koox ka mid ah Maleeshiyaadka isaaqiya ee Xooga ku Jooga Geyiga SSCayn gaar ahaan Magaalada laascaanood ayaa da\'deeda lagu sheegay \"8 jir\" laguna magcaabo Canab Cabdi Axmed,ayaa la sheegay in ay xoolo la joogtay Nawaxiga Kaantaroolka waqooyiga Magaalada,waxaana la cadeeyey in ay Gabadhaas yar kufsadeen koox maleeshiyo ah.
Gabadha Yar ayaa markii la waayey iyada iyo Xoolihii ay la jirtay Xalay baadidoonkii lagu helay iyada oo meel cidla ah taala oo dhaawac qabta Dhaawacan oo ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadkii kufsaday Gabadha yar,arintan ayaa la ogaadey ka dib markii Riyihii ay jirtay fiidkii gaadheen Gurigii iyada oo aan la socon.
Hooyada gabadha dhashay oo ay la kulmeen Qaar kamid Ah Saxaafada SSC ayaa u sheegtay Saxaafada in Gabdheeda ay haatan taalo Dhakhtarka dhaawaca ay qabtaana yahay mid halis ah maadaama ay koox dhami kufsadeen gabadha yar hooyada gabadha dhashay oo ay Wejigeeda ka muuqatey murugo iyo ilin ayaa sheegay in gabadha loo qaadi doono dhinaca Magaalada gaalkacayo si loogu helo dabiib,waxayna intaas ku dartay hooyada gabadha dhashay in aanay gabadheedu rajo lahayn.
Arintan ayaa ah wax laga xumaado maadaama ay bilaabeen Maleeshiyaadka Beesha isaaqiya kufsiga iyo xasuuqa dadka Shacabka ah ee Magaalada Laascaanood,mid ka mid ah Shacabka Magaalada oo ku sugnaa gootii aanu kula kulanay Hooyada Gabadha Dhashay ayaa yiri isaga oo ay wejigiisa ka muuqato caro \"Ma jiraan wax noo hadhay hadii maanta Maleeshiyadii Hargeysa iyo Burco laga soo ururiyey Caruurtayadii kufsi ugu dhaqaaqeen:\"ayuu yiri mid ka mid ah shacabka Laascaanod.
Arintan ma jirto cid ka hadashay ilaa iyo iminka sida Odayaasha Dhaqanka ee kulanku uga furmay Degmada Boocame ee Gobolka Sool ,Siyaasiinta,culimada iyo Maamulka Puntland.
Axmed Muuse
Laascaanood Puntland SOmalia




