Page 1 of 2

3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 5:18 pm
by MJ-Pride
Is there a conspiracy? As soon as HG stopped backing Al-Shabab, Al-shabab backed off and HGs ain't doing anything. Moqdisho is getting back to normal after 8 months of helll
........................................................................................................

Muqaawamadi oo la waayay meel ey mareen
--------------------------------------------------------------------------------
Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 21-November-2007

--------------------------------------------------------------------------------

Mudo ku dhow sadex isbuuc ayaa waxaa la waayay meel ey jaan iyo cirib dhigeen kooxihii muqaawamada ee kasoo horjeeday dowladda federalka iyo ciidamada Itobiya ee had iyo goor weeraro gaadmo ah ku qaadi jiray fariisimada dowladda, gudoomiyayaasha gobolka, saldhigyada boliska iyo goobaha ey dagan yihiin ciidamada Itobiya ee ku sugan Muqdisho.

Kadib dagaaladadii ugu danbeeyay ee lagu hoobtay, galaaftayna qaar ka mid ah nolosha dad rayid ah ayaa waxaa laga waayay amaba ka hayaamay gabi ahaanba magaalada kooxahii la baxay "Muqaawinada" kuwaasoo ilaa iyo iminka ey dadka Muqdisho isweydiinayaan halka ey qabteen amaba talaabadan xigta ee ey damacsan yihiin.

Kooxahan oo had iyo goor lasoo baxa naqshado cusub mar ala markii lagaga guuleysto dagaalada fool ka foolka ah ayaa iminka loo badinayaa in gabi lagaga taqluusay awoodoodii kadib markii ey ciidamada dowladda iyo kuwa Itobia ey galeen fariisimadoodii qarsoonaa ee ugu danbeeyay oo ahaa degmada Hodan iyo Suuqa Bakaaraha.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dhibka iyo rabshadaha inta badan ey wadeen dad rayid ah una badnaa haween, caruur iyo dhalinyaro kuwaasoo ey gadaal ka riixayeen odayaashii mucaaradka ee beelaha Hawiye oo iminka u kala baxay mid baxsada oo lagu daba joogo iyo mid xabsi loo taxaabay.

Magaalada Muqdisho ayaa iminka ah meel 100% sugan amaankeeda, waxaana gabi ahaanba joogsaday qaraxyadii iyo dilalkii qorsheysnaa ee magaalada joogtada uga socon jiray.

Kala haadka kooxaha "Muqaawamada" iyo odayaasha mucaaradka Hawiye ayaa yimid kadib markii uu gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Dheere uu sheegay in magaalada laga qaban doono kooxahan isla markaan lagu kala baxayo maalmaha

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 5:20 pm
by The_Emperior5
way is dhibeen nimankii

mj pride


now lets go and fight in tukaraq

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 5:22 pm
by MJ-Pride
Emperior,
Walaahi Isaaqu waa naago. When A/Yusuf was in power and Puntland were united you couldn't make a single move. Now that we have one foot in Moqdisho you cheaply attacked us from the back. Hadaad xinninyo leedahay maxaad noo soo weereri wayday markuu abdullahi Yusuf madax ka ahaa arliga?

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 5:33 pm
by *jr
I think the recent TFG and the Ethiopian Army House-to-House searches had paid off....that's why we are seeing less terrorist attacks. I doubt HG leadership has anything to do with the civility we are seeing now.

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 5:41 pm
by The_Emperior5
[quote="MJ-Pride"]Emperior,
Walaahi Isaaqu waa naago. When A/Yusuf was in power and Puntland were united you couldn't make a single move. Now that we have one foot in Moqdisho you cheaply attacked us from the back. Hadaad xinninyo leedahay maxaad noo soo weereri wayday markuu abdullahi Yusuf madax ka ahaa arliga?[/quote]


so ur sayng muuse tuute is less then yusuf


sxb yusuf wa la wadta

xabashigu suuki yidhi somaliland xaq bay uu leedahay ilay xadkeeda soo xidhadto

where is cabdilahay yusuf shoudent cabdilahay yusuf be the strongest now he is the president of zoo somalia

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 5:44 pm
by GENERAL_SNM
[quote="MJ-Pride"]Emperior,
Walaahi Isaaqu waa naago. When A/Yusuf was in power and Puntland were united you couldn't make a single move. Now that we have one foot in Moqdisho you cheaply attacked us from the back. Hadaad xinninyo leedahay maxaad noo soo weereri wayday markuu abdullahi Yusuf madax ka ahaa arliga?[/quote]


Is that not what you did to hawyies use ethoipia to attack them.....and you talk about naagnimo.You people own the name.

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 6:00 pm
by Luq_Ganane
[quote="The_Emperior5"]way is dhibeen nimankii

mj pride


now lets go and fight in tukaraq[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Wed Nov 21, 2007 6:24 pm
by snm_soulja_18
maxaarteens are true wankstas 1000 rig tag army of bakhtiland plus 30.000 tigre pussies against the unarmed civilans even than cant they tame reer muqadisho i say shame.habar maxaarteen hadaad raag tahiin o xiinanyahoo leeh come and face the lions isaaqs we are 1km away from your doorstep come and face us their. habar maxaarteen naaqo taa hiin you are pussies. walweyn will never learn dont they i mean It was Aideed ... he came against Somaliland and he lost. He never made it until he is gone.

It was Abdiqasim ,,, he again came against Somaliland and tried to cheat after that support he got from Igal .... We all see where he is now.

Then was the ICU and their Sh. Sharif, everybody knows about them and all those threats they posed to Somaliland. I remember that poem from Bacadle and how they were applauding for him. Now they are lucky if they survive in Asmara.

After them it was again Geedi, He started accusing somaliland being terrorists and all that bad-mouthing he said about Somaliland. I remember hiw word "waar aniga land, land, land ha iila imainin" when he was interviewed by the BBC..... and now look at him ... he lost everything and left with a shame.


A great lesson for the next candidates .... Next time they should behave or they know their destiny .....

At least afbijo is clever enough to always and publicly say "Annagu ma joogno xilligii Somaliland laga hadli lahaa, tanaaban ku wareersanahay oon rabnaa horta inaan wax u samayno ka dibna waanu wada hadli doonaa Somaliland" ...... that is what makes him still survive ................ its funny how we outsmarted them god bless maandeeq Coolp

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 12:18 am
by Shirib
Yay the TFG won. Now can they tell the Habashi's to go home.

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 12:24 am
by *jr
[quote="Shirib"]Yay the TFG won. Now can they tell the Habashi's to go home.[/quote]

Is your Hawiye family living Mogadishu ok the war to stop?

Are you aware most of Hawiye are still loading-up fresh organs to transport overseas?

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 12:35 am
by Af_libaax
MJ_Prostitu & *jr lesbian

All somalis know the MJ mooryaans are only there to clean , wash and cook for the Tigree soldiers , The dhuloos are moving out the sh.it is coming to Munaafiqiint MJ ,as soon the Tigree leaves by the barrel of Gun , keep singing Muqaamima is over You phucking Dabodhoon laciifiin .

.

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 12:55 am
by Shirib
[quote="*jr"][quote="Shirib"]Yay the TFG won. Now can they tell the Habashi's to go home.[/quote]

Is your Hawiye family living Mogadishu ok the war to stop?

Are you aware most of Hawiye are still loading-up fresh organs to transport overseas?[/quote]

First I'm not Hawiye. My family lives in Afgooye, I was run out of Xamar. All my families property looted, We were almost killed many times. I'm not mad why are you?

I don't care what most Hawiye are doing as I AM NOT HAWIYE.

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 1:06 am
by *jr
[quote="Shirib"] First I'm not Hawiye. My family lives in Afgooye, I was run out of Xamar. All my families property looted, We were almost killed many times. I'm not mad why are you?

I don't care what most Hawiye are doing as I AM NOT HAWIYE.[/quote]

At least i tried, damn it...

http://www.youtube.com/watch?v=YKQcx1jz ... re=related

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 10:43 am
by Somaliweyn
Dagaalo culus oo galabta ka qarxay xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Posted to the Web Nov 22, 16:34


Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa ku warramaya in galabta ay dagaalo culus ay ka qarxeen magaalada Muqdisho kaas oo u dhexeeya Ciidanka Itoobiya iyo kooxaha Muqaawamada.

Dagaaladan ayaa waxaa la sheegay in ay Suuqa xoolaha ku dhex marayaan ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda

Dagaaladan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in dhinacyada isaga soo horjeeda ay adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala gedisan

dhawaaqa madaafiicda iyo bambaanoyinka ayaa laga maqlayaa goobo ka darugsan goobta lagu dagaalamayo

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay inuu si kedis ah u bilaabmay kadib markii kooxo hubaysan ay weerar kedis ah ku soo qaadeen ciidamada Ethiopia oo hawglalo baaritaan ah ka wada Suuqa xoolaha taas oo keentay in dagaal ka fool ka fool ah uu meesha ka qarxo

Ilaa iminka si rasmi ah looma oga qasaaraha uu dagaalkani geystay balse warar soo shaac baxay xilligii hore ee dagaalka ayaa ku warramaya in hal askari oo Ethiopian ah lagu dhaawacay halka laba qof oo rayid ah ay ku dhaawacmeen .



---------------------------------------------


Thank god the brave Mogadishu resistance fighters have not the same cowardice mentality as Northeastern traitors.

This is truelly guerrilla war which will never stop till we crush the Ethiopian occupation. Ofcourse there are short pauses to regroup/re-arm and re-deploy which traitors interpret as defeat!

Re: 3 WEEKS and no response from the Muqaawama.

Posted: Thu Nov 22, 2007 10:47 am
by Alchemist
Focking northeastern traitors. Laughing