http://www.somaliweyn.com/pages/news/No ... Nov20.html
Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin fara badan oo ka socotay Dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen ku xigeenada Maamulka gobolka Banaadir oo kala ahaa C/Fitaax Shaawey, Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur, C/laahi xasan Ganey Firimbi, Taliyaha Ciidamada Nabasugida Soomaaliyeed Jen Maxamed Warsame Darwiish iyo mas'uuliyiin kale.
Mas'uuliyiinta ka socotay dhinaca Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada ee ku sugan dalka Soomaaliya Jen Gabra, Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Fasaha Shawa iyo Ciidamo kuwa Bambeyda ah oo ay leeyihiin Dowladda Itoobiya.
---
This Tigre Federal Group is bent on transforming Somalia into Kilinka 6aad. How in the hell can they organize celebration of the Ethiopian Millenium in Mogadishu...the capital of free Somalia?
Since when do we Somalis celebrate the history of our arch-enemy? Which means celebrating their conquest of Harar, Ogaden region and even Somalia in anno 2007.
Traitors are like cancer, they should be removed before spreading out.