waxaa la xiriiray wiil aan saaxib nahay oo reer towfiiq kana mid ahaa kooxda al-shabaab waxaa weydiiyey su'aalo kusaabsan howlahooda...
dad badan ayaa maal mahanba is weydiinaayey maxaa helay kooxda al-shabaab oo ay shaqadoodi u yareeyeen.
the main reason for that is dowlada ethiopia oo ciidamadii ugu badnaa soo galiyey xamar kuwaasi kor u dhaafaya 50.000 waxaana lagu daadiyey isgoys walba iyo xafadihii oo dhan, taasi ayaana keentay in ay kooxda alshabaab u fakiraan waji kale oo cusub....
laakiin suaasha meesha taala ayaa ah ilaa iyo intee ayaa ciidamadaas tirada badan lagu heyn karaa magalaada xamar ..kooxda alshabaab meelna ma aadin hubkoodina wali way haystaa waxayna sugayaan waa amarka madaxdooda..
wararka kooxda alshabaab
almujaahid.com



