Dagaalyahaniin isku uruursaneysa deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan
Markii ugu horeysay ayaa waxaa Gobolka Hiiraan lagu arkay Dagaalyahano hubeysan oo la rumeysan yahay in ay ka mid yihiin Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliye ee dhamaadkii sanadkii hore laga itaalka roonaaday.
----
Mogadishu 24, Nov. 07 ( Sh.M.Network)-Kooxo hubeysan ayaa waxa ay xaley weerar ku qaadeen fariisimo ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku dhex marey iska hor imaad muddo socday.
Ku dhawaad 10 hoobiye, ayey kooxdan hubeysan ee kacdoonka ka wadda Muqdisho, waxa ay xaley ku qaaden fariisimada ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin Warshadii Baastada iyo dhismaha xeyle Bariise ee Muqdisho, iyadoo weeraradaasi ka dibna ay dhaceen iska hor imaad qaraar oo aan la xaqiijin qasaraha dhabta ah ee uu ka dhashey.
----------------
W/weyn: Gawaari Ethiopian oo qarax miino lala beegsaday agagaarka W/weyn
Gawaari galbineysay Ciidamo Ethiopian ah oo ku sii jeeday Magaalada Baydhabo ayaa xalay saqdii dhexe qarax Miino lagula beegsaday agagaarka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Hiiraan fighers are getting ready for rural guerrila, Jubba fighters are getting ready for rural guerrilla...Wanlaweyn is already spot of ambushes......and the urban guerrilla is getting stronger in Mogadishu with more then 15 mortars and heavy fighting tonight!
The resistance is only getting stronger....against the wish of traitors!




