Nov 26, 2007 By:
Laasadaar(jidbaale.com):-Wararka hada naga soo gaadhaya Tuulada Laasadaar ee Gobolka Sool ayaa waxa dagaaluu ku dhexmaray shacabka degan goobtaas iyo malayshiyada Maamulka midnimo-diidka ah waxaana halkaas ka dhacay dhaawac aad u baaxad weyn.
iyada oo aan ilaa hada dhimashada lasoo sheegin ayaa wararku waxay sheegayaan in nin dhaawac ah oo lagu magacaabo Max'ed Saleebaan Cali Cawke dhaawaciisa lageeyey tuulada Yagoori, wxaaana ay warraku sheegyaan in dib looga caydhsaday Malayshiyada Maamulka Somalidiidka ah tuuladaasi hataan ay shacabku gacanta ku hayaan.
wixiikasookordhakalasoco jidbaale.com




