[quote="Luq_Ganane"]Helwaa,
Wakhitaa ayaala gaarayee, intaad ragga 'desperate' ku eedeyn lahayd sida foodlay yar, ninki ugu hore oo fiican oo ku imaado guurso si deg deg ah. Meesha waala yaqaana inaad guur u daarsantahayee, sheekadaan beenta ah haa naga dhaadhicinin walaal

[/quote]
Walaal dee nimanka qaarkood dhafoorka ayey kaga quran tahy I'M DYING OF LONELINESS marka waa inay bartaan the GAME how to play hard to get.
aniga guurkayga ka bax walaal....I know who i'm and my value as women and would't sink my self to that level to chase a simpel faarax on the bus station...walle i have seen some xalimoos who made fool out of themselves..inaalilaah
