War deg deg ah Dagaal xoogan oo ka socda deeganka Matabaan ee gobolka Hiiraan
Dagaal xoogan ayaa wax yar ka hor ka bilaawday deegaanka Matabaan oo kala bara Hiiraan iyo Galgaduud kaasoo u dhaxeya Isbaheysiga xureynta Soomaaliyeed iyo xooga xooga ku heysta soomaaliya ee Itoobiya .
Dagaalka oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayan wali laheyn qasaaraha dhabta ah ee labada dhinac woloow uu jiro qasaro meesha lagu dirirayana ay tahay goob banaan oo leyn meel lagu ganbado, waxaase iska cad geerida in ay dhibi doonta ninka dhoofka ku yimid ee ku taamayo qarnigaan 21 in uu wax gumeysto
Wararkeena danbe kala soco
Xafiiska wararka ee , Gobolka Hiiraan
dayniilecom@hotmail.com Enter your search terms Submit search form
Ku noqo beejka
Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved
Contact Us at:
dayniilecom@hotmail.com