Rasaas xoogan iyo Madaafiic laga maqlay qeybo kamid ah wadada 30-ka ee Itoobiyaanku fadhiyaan.
Kooxo hubeysan ayaa weerar Culus ku qaaday fariisimaha ay Cidamada Itoobiyanka la fadhiyaan Wadada 30-ka gaar ahaan qeybta Furayaasha ilaa qeybaha kusoo dhaw Isgoyska Cali Kamiin.
Weerarka ayaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoona ay Ciidamada Itoobiyaanka adeegsadeen hubkoodii taankiga laakin lama sheegi karayo wax khasare ah oo halkaasi ka dhacay
http://www.jawiil.com/activenews_view.asp?articleID=697






