Saraakiisha Ethiopian-ka oo u hanjabay Odoyaasha iyo Maamulka Gobalka Hiiraan
ayaga oo u sheegay in ay somalida u kala soocneen hadii markale la soo weeraro ay ka aargoosan doonaa qof walba oo somali ah..
dadka dhahaayoow ethiopiaanka waxay la dagaalamayaan reer hebel ku quusqaata hadalkan...
http://www.shabellenews.com/2007/november/n13882.htm



