Page 3 of 4
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 2:14 pm
by Voltage
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 2:15 pm
by Voltage
Xildhibaanada baarlamanka ee ka soo jeeda beesha Sadde oo sheegay iney ka soo horjeedaan qaab dhismeedka xukuumada cusub ee Soomaaliya
Ilaa afar iyo toban xildhibaan oo ka mid ah xubnaha baarlamanka federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha Sadde ayaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka soo saaray war saxaafadeed ay ku sheegayaan inaaney raali ka aheyn isla markaana ka soo horjeedaan qaab dhismeedka xukuumada cusub ee Soomaaliya oo labo habeen ka hor ra’isul wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) uu uga dhawaaqay isla magaaladaasi.
Xubnahan ayaa war saxaafadeedkooda ku sheegay in sababaha ay ku diedeen xukuumadan cusub ay tahay qaab cadaalad daro ah oo loo qeybiyey xubnaha golaha wasiirada sida ay hadalka u dhigeen, kaasoo khilaafsan baa la yiri nidaamkii 4.5-ka ee wax loogu qeybiyey beelaha Soomaaliyeed, waxayna xuseen in inta aan la dhisin ka hor golaha wasiirada ay u gudbiyeen madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha tiradda iyo xubnaha ay xaqqa u leedaahy beeshaasi oo hase ahaatee la iska indha tiray arimahaasi.
“Beesha sadde waxay ka mid ah tahay beelaha waaweyn ee Soomaaliyeed gaar ahaan beesha Daarood, waxayna leedahay illaa 14 xildhibaan, waxayna xaq u leedahay iney hesho labo wasiir, labo wasiir ku-xigeen iyo hal ra’isul wasaare ku-xigeen, markii aan aragnay in qaabka wax loo maamulay uu sidaasi qilaaafsan yahay ayaan go’aansanay inaanan qaadan xubnaha la hadda beesha la siiyey” ayaa lagu yiri qoraalkaasi oo ay ku saxiixnaayeen xildhibaanada kala ah:-
1) Xildh. Barre Aadan Shire (Hiiraale)
2) Xildh. Axmed Warsame Maxamed
3) Xildh. Yuusuf Maxamed C/qaadir
4) Xildh. Sharma’arke Maxamed Xaashi Gaani
5) Xildh. Xuseen Cadaawe Baadow
6) Xildh. Max’uud Sayid Aadan
7) Xildh. C/raxmaan Yuusuf Dirir
8.) Xildh. Xasan Cumar Maxamed
9) Xildh. Nuur Mataan Cabdi
10) Xildh. Jaamac Guure Qoobey
11) Xildh. C/risaaq Isaaq Biixi
12) Xildh. Maxaned Max’uud Aadan
13) Xildh. Xasan Cabdi Xiirey
14) Xildh.Axmed Maxamed Samatar
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 2:16 pm
by The_Patriot
Voltage you should ensure that ilkoyar becomes next president.
Yey just passed away

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 2:31 pm
by MJ-Pride
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 2:38 pm
by Voltage
Mj-Camabra
See I don't expect you to understand this because raganimaa kaa maqan. This is about PRINCIPLE. Beesha Sade is known for standing up for its principle and our principle is EVEN if what we are discussing is garbage, we will stand up unlike other to get our fair share. This s.hit is nonexistent, and Afbiijo after realizing that neither will Zenewi take him to Kismaayo nor will Sade will willingly bring him there has decided to try to get back at us through this. Still, no! We are making a point now for any future governments who dare intrude on our xaquuq. What is the message: Never Expect us to take what we don't deserve!

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 2:59 pm
by Luq_Ganane
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 3:01 pm
by Voltage
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 3:02 pm
by Ican
sidii naagaha, all these guys are good at is double talk. You can never get a clear answer from them.

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 3:03 pm
by MJ-Pride
haye maxaa la gaarey markii fake smile la isku maa weelinjirey?

Luq, cut this corny smile. Everytime you guys get karbashed, you gather in numbers and exchange dunce smiles and sh1t like that

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 4:49 pm
by xoogSADE14
Do you guys honestly believe that Kornelka Sare wants a ministerial position from the TFG? loooooooooooooooool
aw abgaaloow Addis baa looga yeeree bal waxuu lasoo noqdo aanu aragno.
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 4:54 pm
by MJ-Pride
Xoogsade,
Korneelka Sare wax Sharaf oo u hartay ma'leh. Kismaayo ma tigo karo, DFK waxaa ka cayriyey Geedi fanax. Xataa Xildhibaanadiinu waa joke. Shirkii dib u hishiisiinta, Oohin bay qabsadaan' war waa nala ka gardaranyahay, Somali baa isugu kaaya tagtay blah blah. hadane quule intay ka soo dhargeen by gunuunac iyo claaacal la fadhiyaan baydabo oo waxay baryayaan kuraas oo aynan u qalimin

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 4:58 pm
by xoogSADE14
Pride
Yaa kugu yiri Kornelka Kismayo ma tagi karo? Sxb Kornelka asagoo madaxtooyada Baydhabo jooga buu waxuu rabo ku hadlaayaa waxad ka qaadi kartaana majirto ileen TPLF la'aantaad waxaad tihiin waad ogtihiine.
p.s. JDF are never that far away.
Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 5:03 pm
by MJ-Pride
Xoogsade,
Korneelku muxu Kismaayo u tagi la'yahay hadatan? Wuxu Ku mayraysanayaa Baaredheere, Addis abbab iyo Baydabo. I heard he wanted to meet Mudane ?A/Yusuf and was told send ina Biixi instead

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 5:10 pm
by Luq_Ganane
LOOOOOL at "Barre Kismaayo ma tegi karo". Xoog, wakhti lumiska iska kal ayaar Adeer.

Re: Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 5:12 pm
by The_Patriot
warya Baree biya buu kacabsada
You know alargy bu ka qababa biyaha cusbaha iyo hawadhedha
After the qarax.