Sade Withdraw from the TFG because they didnt have enough se
Posted: Tue Dec 04, 2007 11:39 am
Xubno garaya 14 mas'uul oo ka tirsan beesha Sade oo shir-jaraaid ku qabtay magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa sheegay iney iska casileen jagooyinkii kaga soo aaday mas'uuliyiinta beeshooda magacaabistii xukuumadda Ra'iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen(Nuur Cadde).
Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo u hadlayay xubnahaasi ayaa sheegay in beesha laga duudsiyay xubnihii ay Xaqa u laheyd in looga magacabo Xukuumadda uu dhawaan dhisay ra'iisal wasaare Nuur Cadde waa sida uu ku doodayaye.
"Hadaan nahay beesha Sade waxaan xaq u leenahay 2 wasiir , 2 wasiir ku xigeen iyo Xubinta Ra'iisal wasaare ku xigeenka ah,sidaa daraadeed ayaan si buuxda kalsoonida ugala laabanay dhismaha Xukuumadda Nuur Cadde"ayuu si kulul u yiri Barre Hiiraale oo isagu iska calaadameysaney jagooyinka dowladda.
14-ka xubnood oo maanta kalsoonida kala laabtay ayaa noqonaya kuwii labaad ee xubnihii kaga soo aaday xilalka Xukuumadda Nuur cadde iyagu baneeyay taasoo ay kaga horeyeen xubno ka tirsan kuwa Digil iyo Mirifle.
Xilal iska casilida Wasiirada iyo Wasiir ku-xigenada ayaa ah mid ku saleysan xisabtan qabiil taas oo u muuqata in ay kansar "Cancer"ku noqotey dowladii lagu soo dhisey Kenya.
Golaha Wasiirada, Wasiir ku-xigeenada, Wasiiru dowladayaasha ayaa tiradooda kor u dhaaftey 70-taneeya taas oo salka ku haysa qaabiil qaybsiga 4.5.
Ka dhiibi Fikardaada adiga oo Gujinaya Halkan, isk iaali aflaagaado shaqsi ama magacaabis qabiil Garowe Online awood ayuu u leeyahay in kaa mamnuuco in aad mar danbe fikirkaaga dhiibato-Mahadsanid