Waraka naga soo gaaraya magaala madaxda Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia ku naf baxay caawa halkaa..Cabdullihi Yusuf ayaa baryahaan xaaladiisa caafimaad aad looga deyrinayay,ayaa maanta isbitaalka weyn ee Nairobi loola carararay halkaas uu ku quur baxay.
Wariyeheena ku sugan magaalada Muqdishu ayaa sheegaya caawa in naxdin iyo argagax soo hareereeyeen taageeriyaashiisa,.mar aan wareysanaya mid kamid ah,ayaa wuxuu ku jawaabay "Runtii arintu waa adagtahay,dabadhilifnimadii asal ahaan ayaa qatar ku jirta, maadaama uu aabihii dabadhilifnimada dhintay caawa"..Ninkaas oo magaciisa qariyay arin la xarrirta amaanka awgeed,ayaa naxdin wajigiisa ka muuqatay.
waa idinla lasoo socod siin doonaa wixii ku soo kordha.........
www.dabadhilifnews.com
War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
"Runtii arintu waa adagtahay,dabadhilifnimadii asal ahaan ayaa qatar ku jirta,"

Re: War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
Somalida waa cajiib walee
Intuu dhimanayo waaba la sugi la'yahay, Cimri deg-deg baa lagu riday.

Intuu dhimanayo waaba la sugi la'yahay, Cimri deg-deg baa lagu riday.
Re: War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
[quote="Gedo_Boy"]"Runtii arintu waa adagtahay,dabadhilifnimadii asal ahaan ayaa qatar ku jirta,"
[/quote]
classic

classic

Re: War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
[quote="Gedo_Boy"]"Runtii arintu waa adagtahay,dabadhilifnimadii asal ahaan ayaa qatar ku jirta,"
[/quote]

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
[quote="Adan*5"][quote="Gedo_Boy"]"Runtii arintu waa adagtahay,dabadhilifnimadii asal ahaan ayaa qatar ku jirta,"
[/quote]
classic
[/quote]
i can't breathe

classic

i can't breathe

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: War Deg Deg Ah: Colonel C.Yuusuf oo caawa geeriyooday.......
^ You should do something your breathing problems saaxib. Ma neef/asthma baa qabtaa?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 609 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 22 Replies
- 1207 Views
-
Last post by salool
-
- 2 Replies
- 586 Views
-
Last post by Sade-KING
-
- 2 Replies
- 298 Views
-
Last post by kambuli
-
- 10 Replies
- 1709 Views
-
Last post by Grant
-
- 27 Replies
- 9108 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 0 Replies
- 812 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 5 Replies
- 451 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 663 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 18 Replies
- 1125 Views
-
Last post by Landerious