Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 12:57 pm

Gudoomiyaha Gobolka Gedo, Aadan Ibrahim Aw-Hersi who is visiting Xamar brought Mareexaan together in a Shir at Hotel Sahafi and informed that because they are the third largest clan in Benaadir region, they need to actively work in getting representation in the district council!

[quote]Waxa ay guddoomiyaha ku war galiyeen in sida ku cad qiyaas la sameeyay sanadkii tagay ay Beesha Sade tahay Beesha Saddexaad ee ugu badan beelaha dega Gobolkan Banaadir. Sidaa daraadeed ay muhiim tahay in ahmiyada la siiyo in Beesha Sade ka hesho Gobolka Bannaadir waxa ay caadiyan astaahisho.
[/quote]


PIX

http://www.allgedo.com/Phoenix/bm4%20qsharaf.JPG
http://www.allgedo.com/Phoenix/bm5%20qsharaf.JPG
http://www.allgedo.com/Phoenix/bm%20qsharaf.JPG
http://www.allgedo.com/Phoenix/bm2%20qsharaf.JPG



.
Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Mudane Aw Xirsi oo manta waxgaradka Beesha Sade ee Gobolka Banaadir ku martiqaaday Hotel Saxafi

Mogadisho, Somalia - Guddoomiyha Gobolka Gedo, Mudane Aw Xirsi waxa uu manta Hotel Saxafi qadasharaf ugu sameeyaay Odayaasha iyo wax garadka Beesha Sade ee ku dhaqan Gobolka Banaadir. Qadada kadib waxa uu guddoomiyu qudbad dheer oo uu uga hadlay safarkiisii Gobolka, Hadafkiisa Siyaasadeed ee mustaqbalka iyo xaalada uu gobolku haatan ku suganyahay iyo waliba waxa mustaqbalka dhaw u qorshaysan maamulkiisa u jeediyay wax garadkii kulanka joogay isaga oo si aad ahna ugu dheeraaday in siyaasiyan uu aamin sanyahay shacabka Soomaaliyeed ee Gobolka dega. Waxa uu guddoomiyuhu waxgaradkaa uga war bixiyay sida ay ula muuqato isaga in gobolka lagu bad-baadin karo dadweynuhuna horumar ku gaari karaan.

Waxaa sidoo kale guddoomiyuhu waxgaradka Sade eek u sugan caasimada ku war galiyay in ay guddi iska dhex xulaan isguna uu xiriirin doono guddiga iyo madaxda dawlada gaar ahaana uu xiriirindoono kulamo dhexmara guddiga Beesha Sade ee Muqdisho iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada.

Dhinaca Cuqaasha iyo waxgaradka Sade ee caasimadu waxay guddoomiyaha ugu hanbalyeeyeen xilka culus ee loo dhiibay iyaga oo ku dhiiri galiyay in ay garabtaagan yihiin habeen iyo maalin illaahayna ay uga baryayaan in uu u fududeeyo xilkaa culus.

Marka laga yimaado hambalyada iyo bogaadinta waxa ay wax garadkani guddoomiyaha uga war bixiyeen arrimaha deegaanka ay ku nool yihiin. Waxa ay guddoomiyaha ku war galiyeen in sida ku cad qiyaas la sameeyay sanadkii tagay ay Beesha Sade tahay Beesha Saddexaad ee ugu badan beelaha dega Gobolkan Banaadir. Sidaa daraadeed ay muhiim tahay in ahmiyada la siiyo in Beesha Sade ka hesho Gobolka Bannaadir waxa ay caadiyan astaahisho.

Ugu danbeytii, waxa ay guddoomiyaha iyo cuqaashani isku af garteen in ay ka wada shaqeeyaan hurumarka Beesha Sade iyo Gobolada ay egto.

Maxamed Gurxan Ciise, Allgedo, Muqdhisho/Soomaaliya.



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
Last edited by Voltage on Wed Dec 05, 2007 1:10 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade is the third largest in Benadir and will get its

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 12:59 pm

Waxgarad ka tirsan beesha Sade oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho

Waxgarad ka tirsan beesha Sade ayaa kulan ay isugu yimaadeen maanta waxa ay ka soo saareen qoraal, iyagoo sheegay in kulankooda ay ku magacaabeen guddi dhaqan oo beesha masuul uga noqda gobolka Banaadir.

Sidoo kale qoraalkan ayaa lagu xusay ujeedada kulanka ay ugu weyn tahay guddiga la magacaabay inuu ka bixiyo beesha dhibaatada maamul la'aaneed ee ay in badan ku soo jirtay, iyadoo guddigan ay sheegeen waxgaradka beesha Sade inuu yahay mid ku meel gaar ah ayaa howshiisa waxay noqon doontaa inuu qaban qaabiyo doorashada beesha Sade ee soo socota, iyo inuu xalliyo intii karaankiisa ah dhibaatooyinka beesha.

Qoraalka ay soo saareen waxgaradka Beesha Sade ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo ka koobnaa seddax qodob oo ku saabsanaa doorashada xubinta qabaneysa jagada guddoomiyaha dhaqanka, waxayna waxgaradka qoraalkooda ugu baaqeen in qof kasta oo ka mid ah beesha Sade uu ka qeyb qaato horukaca, waxqabadka iyo horumarka dhabta ah ee ku salleysan rabitaanka beesha.

Magacyada G.K ee beesha Sade:

1. Sh. Bishaar Aadan Buulle (Guddoomiye)
2. Nabadoon Faarax C/laahi Jaamac (Timir) G/ku xigeen
3. Sheekh Cumar Amiin G/ku ixigeen
4. Nabadoon Xasan Cabdi Maxamed
5. C/waaxid Axmed C/laahi
6. C/naasir Sheekh Cabdulle
7. C/laahi Saney
8. Maxamed Axmed Shuuke
9. Cismaan Yarow Hiirad
10. Daahir Xanaf
11. nabadoon Guuleed
http://www.somaliweyn.com/pages/news/Ab ... ril10.html

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Beesha Sade is the third largest in Benadir and will get its

Postby Sadaam_Mariixmaan » Wed Dec 05, 2007 1:09 pm

beenta naga dhaaf Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Beesha Sade is the third largest in Benadir and will get its

Postby Shirib » Wed Dec 05, 2007 1:10 pm

Now thats news.


If it is true.

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 1:12 pm

Saddam maxaa been ka dhigay? Even under Cabdiqasim, a Sade was always one of the deputy-governors of Benaadir.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 05, 2007 1:13 pm

My adeer Abdirashid Ilqeyte is still making bank on Al Sahafi.

User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby COSTA » Wed Dec 05, 2007 1:15 pm

You guys are getting crazier after Kismaayo then Nageyle and now Mogadishu whats next Laughing MOSCOW

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 1:16 pm

[quote="AbdiWahab252"]My adeer Abdirashid Ilqeyte is still making bank on Al Sahafi.[/quote]

Miskiinsanaa. The same Ilqeyte who is in dhadhaab waiting for a process? Laughing Laughing

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 1:17 pm

[quote="COSTA"]You guys are getting crazier after Kismaayo then Nageyle and now Mogadishu whats next Laughing MOSCOW[/quote]


Xaqeena un baan doonaynaa. Laughing Laughing Laughing

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Sir-Luggoyo » Wed Dec 05, 2007 1:19 pm

Either Ilko Yars are the Somali Chinese or they fukken lie through their teeth. Meel walba waxay ku leeyihiin anagaa ugu badan. How would that be possible when 16 years ago you were confined in the deserts of Caabudwaaq and Gedo? Were you breeding like rabbits and other Somali clans were barren? What is wrong with these ppl?

If someone lands the moon today, Voltage would claim reports that they have seen Ilko Yar settlement there and Gedo Boy would invoke an Aayah or a Hadeeth in support of that rediculous claim....

Adeerayaalow naga daaya saa ku badan maysaane

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Shirib » Wed Dec 05, 2007 1:21 pm

[quote="Sir-Luggoyo"]Either Ilko Yars are the Somali Chinese or they fukken lie through their teeth. Meel walba waxay ku leeyihiin anagaa ugu badan. How would that be possible when 16 years ago you were confined in the deserts of Caabudwaaq and Gedo? Were you breeding like rabbits and other Somali clans were barren? What is wrong with these ppl?

If someone lands the moon today, Voltage would claim reports that they have seen Ilko Yar settlement there and Gedo Boy would invoke an Aayah or a Hadeeth in support of that rediculous claim....

Adeerayaalow naga daaya saa ku badan maysaane[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 1:22 pm

Sir Lug, berigii Siyaad yaa is waydiin jiray hebel baa halkaa degin? Adigu waxaad yeesha raga la tartan ama ka har. Sida lax kaniini cabtay un baad keentay inaad ninka nool laf dhuun gashay ku noqotid.

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Sir-Luggoyo » Wed Dec 05, 2007 1:36 pm

[quote="Voltage"]

Sir Lug, berigii Siyaad yaa is waydiin jiray hebel baa halkaa degin? Adigu waxaad yeesha raga la tartan ama ka har. Sida lax kaniini cabtay un baad keentay inaad ninka nool laf dhuun gashay ku noqotid.

[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing @ Sida lax kaniini cabtay

Waryaa Voltage,

Just check back what you guys have been spraying in this joint for the last couple of months and tell me if you guys are normal, daydreaming or simply looneys to be restrained and confined

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Voltage » Wed Dec 05, 2007 1:39 pm

Why would we be daydreaming? Ma inagaa waxaan iska soo alifno? Laughing Laughing Laughing

Kismaayo maanta muran kama taagno, waa Garbahareey oo kale...meel kastoo kaleeto aanu bahalkyaga ku dayi karnana waanu ku dayi doonaa Laughing Laughing Laughing

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: THIRD LARGEST GROUP IN XAMAR IS SADE.

Postby Shirib » Wed Dec 05, 2007 1:41 pm

XAMAR IS MINES


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 80 guests