Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby The_Emperior5 » Thu Dec 06, 2007 3:59 pm

War deg deg ah: Yuusuf Quuje oo usoo galay maamulka somaliland kuna sugan Laascaanood.
Warkii 06-Dec-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa caawa usoo galay maamulka Somaliland ee hadda gacanta ku haya Gobolka Sool Yuusuf C/laahi Quuje oo ahaa sarkaal ka tirsan maamulka Goboleedka Puntland ee Somalia kuna sugnaa xarunta maamulkaasi ee Garowe isaga oo wata labo tikniko ah.


Yuusuf Quuje ayaa waxaa kaga hortagay kaantoroolka Bari ee ay ku sugan yihiin ciidamada maamulka Somaliland Taliye Mahad Canbaashe iyo ciidamo uu wato iyo waliba Gudoomiyha Gobolka Sool Cali Sandule una soo ka xeeyay dhanka magaalada.



Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Mahad Canbaashe ayaa waxa ay kusoo galbiyeen Tali Quuje baabuur fara badan kuwaas oo lagu soo dhex mariyay bartamaha magalaada isagoo loo galbiyay dhanka galbeed ee magaalada oo ay ku yaaliin inta badan xarumaha Dawlada.



Ilaa hadda si rasmi ah loo ma oga sababta dhabta ah ee ka danbaysay inuu soo galo Yuusuf Quuje oo horay uga noqday tuulada Gambadhe oo ay ugu yimaadeen madax sare oo ka tirsan maamulka Puntland mar uu isaga soo cadhooday maamulkaasi.



Mar aan isku daynay inaan wax badan ka ogaano oo aan la xidhiidhnay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Sandule ayaa waxa uu noo sheegay in ay dib ka faahfaahinayaan saxaafadana ay la hadli doonaan oo ay hadda ku jiraan xaalad.



Isku soo wada duuboo imaashiaha Yuusuf Quuje ee dhanka Somaliland ayaa waxa uu niyad jab wayn ku keenayaa maamulka Puntland halka maamulka Somaliland uu ka helayo niyad sami aad uwayn uuna si wayn usoo dhawaynayo wallow aan la gara karin waxa uu kala kulmi doono.

Afnugaal News Desk

Afnugaal01@gmail.com

Wararkii Saaka ee Laascaanood iyo Sawiro (Riix)

Wararkii kale oo ku saabsan Laascaanood :

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby The_Emperior5 » Thu Dec 06, 2007 4:23 pm

executive kumee deee Laughing

puntland may ku hadhay

User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby Adan*5 » Thu Dec 06, 2007 4:26 pm

and then the drama continues ,, soon there will be cartoon series called Puntland_Somaliland border war Laughing

User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby Adan*5 » Thu Dec 06, 2007 4:45 pm

Empror
maxaa ka jira Somaliland waa la aqoonsanaa ayaa maqlaye Confused

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby The_Emperior5 » Thu Dec 06, 2007 4:48 pm

We don know hada laakin lana aqoonsadu wa oke laakin gaalku wuxu yeellii doono ma garanayno

inta ka sakow shaqadayada uun baanu waddanayna

Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby Niya » Thu Dec 06, 2007 4:56 pm

Waad hurudaan hadaad ku hamineeysaan in Las Canood uu u taliyo Isaaq.
This inter-Dhulbahante power struggle will end soon and I don't see the reason the forum is flooded with Somalilander faan!

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby The_Emperior5 » Thu Dec 06, 2007 5:25 pm

xaabsade plus isxaaq plus calanka somaliland is dawlada somaliland in lascanood

ta ku tooss kuna seexo

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS QUUJE AND 2 TIKNIKOS UU IS DHIIBAY

Postby The_Emperior5 » Thu Dec 06, 2007 5:35 pm

War degdega: 50 Askari iyo Sarkaalkii Watay Oo Ka Soo Goostay Maamulka Majeerteeniya Ayaa Is-ku soo dhiibay Xukuummada Somaliland

--------------------------------------------------------------------------------



(Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland Cali Sandule )
hadhwanaag 2007-12-06 (Hadhwanaagnews) Laas-caanood(HWN):Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland Cali Maxamed Axmed [Cali Sandule] ayaa Caawa noo Xaqiijiyey Ciidamo,Sarkaal sare iyo 3 Tikniko ah oo ka soo goostay Ciidamda Maamulkii Majeerteeniya ee lagaga itaal roonaaday Gacan ku haynta Maamulka Gobolka Sool ay isku soo dhiibeen Xukuummada Somaliland,kuwaas oo Caawa soo gaadhay Magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool.

Sida waxa uu Guddoomiyuhu ku sheegay Mar ay Caawa Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com Khadka Mobile-ka Gacanta kula xidhiidhay isaga oo ku sugan aqalkiisa Magaalada Laascaanood.

Waxa kale oo uu Guddoomiye Cali Sandule tilmaamay inay tirada Ciidamada soo goosatay dhan tahay 50 Askari, Sarkaalkii watay Yuusuf Cabdilaahi Quuje oo hore uga tirsanaan jiray Ciidamadii Puntland ee laga la wareegay Gacan ku haynta Gobolka Sool iyo 3 Tigniko ah.

Md.Cali Sandule waxa uu intaa ku daray inay Xukuummada Somaliland si heer sare ah u qaabishay Ciidamada soo goostay, iyo Saraakaalkakii Watay Yuusuf Cabdilaahi Quuje, isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu xusay Ciidamada iyo Sarkaalka sare ee soo goostay inay sheegeen inay dalkoodi dib ugu soo noqdeen difaaciisi, isla markaana ay dhameystiridoonaan inta ka dhiman.

Gudoomiyuhu Cali Sandule oo aanu wax ka weydiinay sababta ay Ciidamadani u soo goosteen ayaa ka gaabsaday inuu wax faah-faahina ka bixiyo,isla markaana xusay inuu maalinta beri ah ka hadlidoonaan.

Ciidamadan ayaa ku soo beegmay xili ay Magaalada Laas-caanood ku sugan yihii Wefti Culus oo ka socda Xukuummada Somaliland,kaas oo uu hogaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed

Maaha markii ugu horeysay ee ay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland ay soo isku soo dhiibaan Xukuummada Somaliland, arrintan ayaa u muuqata talaabo guul ah oo soo waajahday Xukuummada Somaliland, isla markaana niyad jabweyn ku riday Maamulka Garoowe.

Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-janaale]
Reporter Hadhawanaagnews.com/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 98 guests

cron