Galia words are very important sister !! Let me give you an example . Alluring right here , trying to show us all her vast knowledge of the somali language said to me yesterday
"Wallahi fruit baa tahay"
Bal qof soomali ah haddaad ku tidhahdo--> " war naga aamus waxaagan ba'asi , ambo laf xun baad tahay ee " sow intuu kugu qoslo ku odhan maayo " ma waxaasa cay ah?"
Marka dadka qaar sida Alluring oo kale , laga ma guro hadalka ee waa lagu qosla
Galia , good job sister , always think before you do or say something
