Postby gobdoon » Sun Dec 09, 2007 8:57 am
Miyayan kula ahayn in dadka wax ku qora qarkod ay isku xishodan oo qabilka ay la so shirtegayan iska dhafan,meeshan magaceeda wa S-O-M-A-L-I NT. marka mahabona in ad dana gar ah ama dano hal qabiil gadh u ah keento oo daki kale ba kula akhrisanaya waliba qoladina somaliland isku shegta.