Sadeboi , haddaadann gar qaadi karayn , waa arrin kaa culusee , ha isku dayin.
your words-->"Ninka gaalka ah, vote ba lagu dhaawaqi doono, oo taas waa mid ey beesha tageersantahay in la votegareyo,"
My reply -->"War vote maxaa keenay??!
Sidee buu nin gaal ah anaga halkan madax inoogu noqan kara? Miyaad waalantihin horta?
Miyaad ka hadlaysa , misee maya !!
