Sadeboi , horta anagu ma naqaan wuxu the screw yahay , oo waa runta , laakiin agtiina ayaanu ku aragnay.
Voltage, Luuq ganaane iyo adiguba tan iyo shalay baad sacabka u tumaysaan.
4 -taas hablood een magacyadooda halkaas ku soo qoray , raadkoogi baynu la'nahay. Ayaa loo racaya ? the screw!!
The screw muxuu yahay? ma naqaan ee mareexankaasu ku dhex jira !!
Waa sidaas arrintu!! Miyaa la inoo so celinaya hablaaha soomalida ah , mise dib baynu ukala safanna??