Ph.d,
Walaal adiga waxba lagaa weydiin maayo Adeer Timacadde iyo wuxuu yeeli lahaa...He is one the poets that makes me cry...very sadly walaahay
Ilaahay magaciisa ayaan ku dhaartay..Right now I am crying...
Ilaahay haku casumo Janadiisa ta ugu saraysa... What a legend! What a Hero! What a Nationalist!!! Here is what he says about Somali conflicts....
Dadkan wada dalacay, dawladahan dahabka wada shiilaaya,
Da’deeney ahaayeen kuwaa loo dabaaldegaye,
Doqoniimo Somaali waa loogu dawgalaye,
Haddunbay u dooyaysan tahay sheeyadii diley e,
Iminkaa la doondoonayaa Dir iyo Daaroode,
Anfariirka Shiinaha dhigee, Yurub ka uugaantay,
Ee alif malyuun gaadhayaa waa ushaa qudha e,
Waa kaa alaabada calculus oogadaw diraye,
INNAGOON ARDAA BUUXIN BAAD KALA IRDHOWDEENE