Page 2 of 2

Re: I Dare You All!

Posted: Thu Dec 13, 2007 11:22 am
by kambuli
Fah123,

Adiga oo kale oo 17 jir ah ku dhashay Maraykan waa la fahmi karaa sababta...Waan ognahay inaadan ahayn Habar/odey Somaliya kasoo qaxay oo is yeelyeelaya sida dadka qaarkood... Laughing

Adiga iyo Hyper, this is a good place to practice...Don't be shy...jejebi...

Re: I Dare You All!

Posted: Thu Dec 13, 2007 11:28 am
by Gifted
Af somaliga sii ficaan uu ma qorikaro...lakiin waxa ka sii daran...wa markaan hadlo...sidii dhameerki baan uu hadla...reerkeeygi waxeey yiradhaan dhaqan celis baad uu bahantahay...

Ilaheey af somaligeey ha ii sahlo...amiin Cool