La hadlayey Somali wuxuu yidh:
Waxa dhacaya Soomaalidaa qaadka dhilaneysa,
Dheguhu uma daloolaan kuwaan dhiiri leeyahaye,
Dhexdeedey isula taagan tahay dhaadashiyo faane,
Dhan hadday u wada jeesatoy dhiirratooy dirirto,
Dhaxalkeeda way heli lahayd lmana dhaafsheene,
Dhabbaa loo hadlaa waxaynu nahay duul dhukaan qaba e...
Bal beriguu ka hadlayey Qaadka eega....Subxaana Allaah..