DHABADHILIF HABARGIDIR OO LA KULMAY GACMADHEERE
Posted: Sat Dec 15, 2007 9:26 am
Odayaal ka tirsan beelaha Habargidir oo iska fogeeyay Ururka Al Shabaab kuna dhaartay in ay la dagaalamayaan.
Odayaal kasoo jeeda beelaha Habar gidir oo shalay kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ururka Al Shabaab aan la dhihi karin waxaa uu ku shaqeeyaa arrinta Habargidir isla markaana ay Ururkaasi kasoo horjeedaana lana dagaalamayaan.
Odayaasha oo qaarkood hadal siiyay saxaafada inkastoo badankooda ay baqeen ayaa waxaa ay sheegeen in ay heleen warar ku aadan in Ururka Al Shabaab ee aadka uga dagaalama Muqdisho uu yahay mid kamid ah beesha Habargidir.
Waxaa ay sheegeen odayaashu in ay markaasi go\'aan ku gaareen caddeyta mowqifkooda isla markana aysan aqoon ururkaasi ayna la dagaalamayaan marka ay diyaariyaan ciidan beeleedyo ay leeyihiin.
Ururka Al Shabaab ayaa dagaalo faraha looga gubtay kaga jira magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka dhan ah Itoobiyanka iyo cidamada dawladda waxaana ururkaasi marar badan uu sheegtay falal dilal ah oo ka dhan ah gudomiyeyaal degmo iyo Saraakiil Nabad sugidda ka tirsan.