[quote="Ina Baxar"]Firs of all ma qaylinayo , and I am not high .
Reason and time is your lil excuses , hablihiina Qurbaha ku nool aad la timaadeen.
Listen to me very carefully , anigu kugu ma qasbayo inaad nin soomaali ah guursato . Haddaad nin ajanabi ah guursato laakiin , dhaqankii soomalida waanad ka baxday , caruurtaaduna , haddaad Deqa iyo wacays xitaa u bixiso , WELIGOOD soomali noqon maayan . Waa very clear walaashey!!

[/quote]
Once again, I agreed with you on this, its the women don't have qabil part waalalkaayo! meaning they have no sense of identity!
iskaa dhaaf, you back to your chewing,lol