Postby Voltage » Sat Dec 22, 2007 3:38 am
Luuq, the governor of Bu'aale starting the clean up is Col Ducaale Ganaane, a good friend of Barre, former big member of the JVA, and married to Gen Gaani's (allahu naxariisto) sister..waa cawlyahan duqa
Him, Cabdirashiid Xiddig, iyo Waldiire way garteen Jubbaland and wax kasto ka doorteen inay Mareexaan la walaaloobaan lana shaqeeyaan because mustaqbalka ogaadeenka jubooyinka inuu ku xiran yahay, kuwa kale yaa ku yiraahdo garta