Postby DR-YALAXOOW » Sun Dec 23, 2007 9:29 pm
nimankaan ka amar qaata osama ee wahaabiyada. islaamka dhaawac weeyn ayey u geeysteen. IRAQ halgan weeyn ayaa ka socdey,gaalada mareykanka si fiican loogu karbaashaayey.nimanka SUNIYIINTA ciraaaq, halgankooda meel fiican u maraya.ayey nimankaas wareersan ee al shabaab oo kale ah ee ciraaq jooga usama ka amar qaata waxay biilaabeen, inay dilaan DADKA SUNIYIINTA. MADAXDOODII, INAY dad innocent isku qarxiyaan.inay xitaa suuqyada ka mamnuucaan QUDAARTA NOOCA qajaarka loo yaqaan sababtoo ah( naagaha ayaa ku siigeysanaayo) ahahhaa niman wareersan wahaabiis.
suniyiintii dagaalkii mareykanka kula jireen inay joojiyeen ayey waxay u soo jeesteen usama wahaabiyadisii. hadda ciraaaq ma ka maqashaan car bomb ayaa dad innocent ku dhex qarxey. waa yaraatey.
nimankaas SACUUDIGA WAX KU SOO BARTEY EE WAHAABIYADA USAMA BEN LADEN IYO AL SHABAAB DADKA ISLAAMKA AYAA LOO SOO DIREY INAY HALAGAAN.