Postby DR-YALAXOOW » Mon Dec 24, 2007 10:44 am
al shabaab waa whit out vision, waxa kaliya al shabaab ay rabaan ama ay u dagaalamayaan waa, inay qanciyaaan amiirkooda OSAMA BEN LADEN.
al shabaab xitaa waa ay diidaan inay isticmaalaan kalmad ah(xureynta somalia) waxay yiraahdeen maba jirto wax la yiraaahdo somalia.calanka buluuga somaliyana waa calan gaaalo. al shabaab waxay u dagaalamayan dawlad qulaafadiii. ee boqolaal sano ka hor burburtey.iyo inay dhisaan TALIBAN STATE.
al shabaab xal uma soo wadaan somaliya, waxayna magacii ugu ciyaareen mujaahidiintii wadaniyiinta ahaa ee nabada iyo amaanka keenay ee MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA AH.
The_Patriot(((
WARAA CIDAAS abti ay ii tahay walaahi, si fiican aan ula socdaa xitaaa qaaraan aan bixiyey xitaa, markiii ay caano boore ogadeen karbaashaayeen raaso. si xun ayey idiin cuneeen cidaas abtiyaasheey.