Postby DR-YALAXOOW » Tue Dec 25, 2007 8:47 pm
[quote="Gedo_Boy"]"magaca INGRIIS ayaa bixiyey ku lahaaa. ahahahaha ingriiis gaaal futo cad hadiii odayaal dabadhilif u ahaa ogaadeen u tageen offcourse si uu soomalida isugu jabiyo qeeybi oo xukun wuu i bixinayaa magac qabiil OGAADEEN-YA taas wax lagu dooodo maaha"
YALAXOW,
waxba ha iswaalin ee waxaa kala saarta Fact iyo Dhabadilifnimo....
Ogaden waa magac hore meesha la u yaqaane sabab waqtigaas Somalida magac kala uma hayn Ogadenia ee waa magac ee Ingriiska bilooween waana la iska waday magacaas.....
magaca gobolkaas waa laga darnaa ee priority weyn ma aheyn inee badalaan.....the same reason hadda magaca Mogadiscio wili waala isticmaala....ma Somali aa soo aliftay magacaas?
iminkaan yaa yiraahdo "magaca Mogadiscio Somali ma soo alifin ee hala joojiyo sabab dabadhilifnimo waaye haddii magacaas la isticmaalo"
magac waa laga daranyahay ee magacaas hadii la isticmaalo ma ahan because Ogaden aa lobby soo sameeyay oo ka codsaday INgriiska.[/quote]
bal fiiri waxaad is barbardhigeysid MOGADISHU and OGAADEEN.
FIRST mogadishu maaha magac qabiil
second ogaadeen waa MAGAC QABIIL
hadduu uu ingriiska u bixin lahaa somali galbeed SAXARO-LAND tusaale ahaan markaas waaba la aqbali lahaa.
adiga ma aqbali laheeyd ingriis haduu somali galbeed u bixin lahaa ISAAQLAND ama karanleenia AMA habargedirenia.
jawaabta waa maya. nin wax macquul maba aha magac qabiil GAAAL bixiyey. dhul soomaliyeed ha loogu yeero, waxaan qabaa TIGREEGA WAXAA naarta uga dhaw midka magac qabiil CAD aan ganganbasho laheeyd sida OGAADENIA ku dhimanaayo.
waxaaba million jeer dhaamey ninkii S S TA ku dhuuman jirey sida SNM SSDF USC SNA DHAMAANTOOD QABIILO AHAA laakiin ka xishoodey si cad cadoow inay qabiiilka banaanka keenaan sida OGAADEEN-A