the brave somali mujaahedeen battled with the invading Tigray militia in several fronts in Mogadishu,killing dozens of them tonight.,This is only start of series of major attacks under way to liberate the country and kill as many ethiopian invaders as possible in the process..Allahu Akbar
Weeraro Saddex geesood ah oo caawa lagu qaaday ciidamada DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga itoobiya ee M/Muqdisho
Beerdhiga 30.12.2007 20:30
Abaarihii 07:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxa ay Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed weerar saddex geesood ah ku qaadeen fariisimaha ay ciidamada DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga ka deganyihiin ee kala ah:-
1) Xeradii hore ee Guul-wadayaasha
2) Afrikaa Village
3) iyo agagaarka Bangaariyo ee degmada hodan ee magaalada Muqdisho.
ilo xog ogaal ah ayaa Beerdhiga u sheegay in Dagaal xoogan oo ka fool ka fool ah lagu qaaday labada fariisin ee kala ah:- afrikan village, iyo agagaarka Bangaariyada,iyada oo Hoobiyayaalna lagu garaacay xeradii hore ee guul-wadayaasha.
Dagaalkan ayay xoogaga muqaawamada Soomaaliyeed u adeegsadeen hubka garbaha laga rido ee loo yaqaano sabanada iyo hubka kale ee sida daran dooriga u dhaca iyo waliba waxyaabaha kale ee qaraxa intaba.
Dhinaca kale ciidamada Gumeysiga itoobiya ayaa Madaafiic aan loo meel dayin ku garaacay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho iyo waliba qeybo ka mid ah suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Lama sheegi karo illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee caawa soo gaaray ciidamada la weeraray balse waxaa la filayaa in ay jiri karaan khasaarooyin naf iyo maalba leh oo soo gaara.
Xoogaga muqaawamada Soomaaliyeed ayaa iyagu u muuqda kuwa maaliba maalinta ka dambeysa weeraro iyo Qaraxyo joogta ah ku haya ciidamada Gumeysiga itoobia iyo kuwa la shaqeeya.
-----------
More News:
Dagaaladii ugu xooga badnaa oo caawa ka kala socda Cali Kamin ,Isgooyska Foleresa,Kaasabalbalare ilaa Gaashaadhiga.
Muqdisho
Dagaal siweyn ay u soo qorsheyeen kooxaha Gumesi diidka ayaa caawa ka socda gooba badan oo Muqdisho ah sida Cali Kamin ,Isgooyska Foleresa,Kaasabalbalare ilaa Gaashaadhiga. kuwaas oo u muuqda kuwa sii kululaanaayo xiliba xiliga ka danbeya waxeyna caawa u muuqataa Muqdisho mid wadata Murug iyo Cabsi Badan
Goobaha sida weyn leysugu farasaaray ayaa ah Isgooyska Flaransa ilaa Isbartiibada weyn halkaas oo caawa cadowga Itoobiya gudaha loogu galay dhufeysyadoodii iyagoona la arkayey iyagoo firxad ah oo u cararayo in ay galaan Isbartiibadaweyn ee Istaadiyoom Muqdisho.
Caawa waxaa la soo warinayaa in ay dhooban yihiin meydad badan oo Gumeystayaasha Itoobiya kuwaas oo waran inta u dhaxeysa Isgooyslka Cali Kamiin ilaaa iyo Isbartiibada weyn ,waxaana Cirka Caawa Muqdisho uu yahay Dab sida iyadoo loo dabaal dagaayo sanad cusub waxaasna waa Madaafiicda leysweydarsanaayo.
Dhanka kale dagaal xoogan ayaa ka socda inta u daxeysa Taarbuunka Isgooyska Kaasabalbalaare ilaa iyo Afrikaan firikan Vilej ilaa iyo Gaashaandhiga kaasoo leysweydarsanaayo Hub Cul culus iyadoona caawa laga maqlayo dhinaca xoogaga kacdoonaka kawada Muqdisho Hublka ay ridayaan sida Zuuga ,Taranta Sate ah iyo Dhashiikaha waana markii ugu horeysay ay caawa ku diriraan kooxaa kacdoonka Baabuurta dagaalka .
Dagaalka caawa oo socda saacada badan ayaan la ogeyn xiliga uu joogsan doona iyadoona Itoobiyaanka bilaabeen in ay rayidka ku duqeyaan madaafiicda goobta kuwaas oo si arxan daro ah u ridayo caawa





