Postby SahanGalbeed » Fri Jan 04, 2008 12:17 pm
Very pragmatic !!
Daroodku marku 30 sanno soomaliya haystay oo uu askar gudhuu ah intuu ku soo diro salaad casar wixii ka dambeeya guryihiina ha ka soo bixina dadka odhan jiray , ma naago ayaynu ahayn anagu?? Somali oo dhan miyaanu darood u talin jirin? Hayee??we were part of it , why can't they be part of us ??!!
Maanta sheekadu waa caddahay !! Somaliland oo Isaaq ugu badanyahay baa iftiimaysa , ciddii wax inala qaybsanaysa soo dhowow baynu leenahay , wixii kalena badda ha ku dhacaan !!