Postby xaseey » Fri Jan 04, 2008 12:57 pm
[quote="kambuli"]Xasay,
Miyaad taqaan aniga iyo awowgey? Maya walaal.... Maxaad se u habaari awowgey? Koley maalintii loo qorey ayuu dhimanayaa sow ma ogid?
Shankara,
I didn't use any hard word walaal. Which word you didn't understand....?[/quote]
adiga wax maskaxda gali karo noo sheek ,,laakiin adigiiba ayaa ayeeyo ah markaas ayaad leedahay awoowahay baa xalay iila hadlay,,xagee lagu sheegay ayeeyo iyo awoowaheed oo wada sheekaysanaya,,that can only happen in dream