[quote="BABYGIRL123"]Well this person claimed ismahaan and defends her.[/quote]
looooool,,first of all the name xaseey is male name ,,,,
hadii ay hawiye badaawiin yihiin how come magaalooyinka somlia ugu waa ween uguna qadiimsan ay ugu yaalaan dhul hawiey,,xamar,jowhar,beledweyne ,marka,...
bal ii sheeg hal magaalo qadiimi ah uu daaroodka dago taariiq dheer leh..




