Postby Unclebin- » Fri Jan 04, 2008 4:27 pm
[quote="xaseey"][quote="Unclebin-"][quote="xaseey"]jagada la siiyey mareexaan waa sharaf dhac loo geystay ilko-yare..dhulbahante ayaa la siiyey wasiirka arimaha dibada,,ilkoyare waxa lasiiyey jaga aanba jirin.... DIB U HESHIISIIN....[/quote]
Stop the Isku dir you hutu[/quote]
sxb isku dir maha waxaan ka hadlayaa runta..
harti-daarood waxay haystaa jagadii madexweyne,,waxayna kusii darsadeen jagadii wasiirnimo ugu muhiimsaneed,, xaqii daarood ayaga ayaaba la tagay,,
mudulood waxay heleen raisul-wasaare wax kale ma aysan helin,, cadaalad waa tan
that is how it should be[/quote]
Nur Cadde Has to name a Majerteen Wasiirka Batroolka or atleast an Awrtable LOOOOL...