Postby xaseey » Fri Jan 04, 2008 4:44 pm
[quote="Murax"]Marexaan has Jubbland, and nobody else does.
To be honest, I could care less if we get on parliment seat, let alone a cabinet spot, lol...
Xassey,
Saaxib, sharaftaa ilaali, oo Dawlad oosin jirin, haa ku dabaalgegin, dhuli yahow, lol....[/quote]
sxb i m not sayin i support the tfg,and i will never support them..
laakiin waxay tahay ayada oo markii horeba waxa meesha yaala ay ahaayee wax aan jirin hadana ha lagaa siiyo tan ugu liidato,taasii xaqiraad mana aqbasheen ninka jagadaas qabtana waan dili lahaa