Postby Executive » Fri Jan 04, 2008 2:50 pm
1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada.
2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka.
3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah.
4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta.
5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta.
6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda.
7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka.
8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta.
9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska.
11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga.
12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha.
13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga.
14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka.
15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka.
*
Wasiir ku xigeenada
Fahma Axmed Nur W/xigeenAmniga qaran iyo gudaha.
C/kaafi Macalin Xasan W/xigeen Howlaha guud,dib u dhiska iyo guriyeynta.
Carab Cali Diiriye W/xigeenka Horumarinta gobalada,iyo Arimaha Federalka.
Ckariin Axmed Cali W/xigeen Arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah.
Cali Muumin Cismaan W/xigeen Maaliyada iyo qorsheynta