Page 3 of 5
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:08 pm
by MJ-Pride
[quote="Naaima"]ciirta cabaa caydada yaqan![/quote]
looooooooooooool Its true though
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:10 pm
by MJ-Pride
Lax walba meeshay is digto baa lugu gawracaa. It doesnt make sense but I heard this form this old guy
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:10 pm
by Naaima
wax casarkii laga bartaa cishihii lagugu cayaa
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:11 pm
by Diblomaasi
Non offensive but one of my favorites:
Nin aan wax qaybinjirin haduu wax qaybiyo, nin aan qadeen baa qada.
Nin aan talinjirin haduu taliyona, nin aan tageen baa taga.
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:11 pm
by Diblomaasi
Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:12 pm
by Diblomaasi
Masha allah gabdhihii ayaaba inoogu murti badan.
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:16 pm
by QansaGabeyle
"Lax walba meeshay is digto baa lugu gawracaa. It doesnt make sense but I heard this form this old guy"
It means that people will treat you however you allow them to treat you.
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:16 pm
by BABYGIRL123
"Ninna Caadadii ma daayo, Bahalna Ceedhin ma daayo."
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:18 pm
by Diblomaasi
[quote="QansaGabeyle"]"Lax walba meeshay is digto baa lugu gawracaa. It doesnt make sense but I heard this form this old guy"
It means that people will treat you however you allow them to treat you.[/quote]
It is used to the same effect as "Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa".
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:20 pm
by BABYGIRL123
"War Jiirabaa Cakaaruu Imaan"
"Wiixii Lagu Faqaa Fagaruhu ayuu Imaan"
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:20 pm
by MJ-Pride
[quote="QansaGabeyle"]"Lax walba meeshay is digto baa lugu gawracaa. It doesnt make sense but I heard this form this old guy"
It means that people will treat you however you allow them to treat you.[/quote]
Thats what I though laakin sidee bay ku gawracayaan.
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:22 pm
by precious_dyme
Qofkii dadnimo lagu arkin waa lo talin :)
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:27 pm
by BABYGIRL123
"Seddax lalama dego, Fulay daandaansi badan, Doqon fiiro taqaan iyo bakheyl damac yaqaan"
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:30 pm
by BABYGIRL123
"seddax lalama saaxiibo, Nin aan rabbi aqoon, nin aan run aqoon iyo nin aanan rag aqoon".
"Hadal aan fiiro loo dhihin iyo caano aan fiiqsi loo dhamin feerahey wax yeelaan"
Re: Offensive odhaah
Posted: Sun Jan 06, 2008 1:34 pm
by BABYGIRL123
"Doqoni qufacday halka laga hayana garan weysay,"
"Doqontu laba iyo toban indhood bay leedahay kow iyo tobanna waxay ku aragtaa walaalkeed."
"Nin aan waxa jooga garan waxa soo socdana ma garto."
"Ama talo keen ahow ama talo raac ahow"