Postby LiQaaye_TDH » Sun Jan 06, 2008 1:40 pm
Hargeisa maxa meesho keenay Xayawaanyo caqliga Dameerka la ordaya meesha?
Horumarkan Waxa sameystay Reer Awdal weliba gaar ahaan Reer Boorame, Lacag iyay iska uruuriyeen meel ay joogan ba, from America, europe, asia, and Australia.... Lacagti waata maanta muuqatay, Wala Dowlad wala International aid iya Caawiyay...
This Road is in side the city of Boorame, this road is just the beginning of the Road leading to Dilla Town 30 miles from Boorame... ilahay wax ha la qabto...