Postby Murax » Sun Jan 06, 2008 6:02 pm
Liqayye,
Run ahaanti the Siliid boy has a point. Jowhar under Maxamed Dheere was actually pretty good, so was Ceeldheer. Also Beledweyn has been doing pretty good. Laakin Xamar markay noqoto, yes Hawiye are responsible for what has been going on, laakin HG mostly. Dhulkaas from '91 ilaa 2006 bee fasahaadayeen, ilaa marki dhanbe ee kitaabka qaateen, laakin it was too late. Run ahaanti dadki magaalada ku nool waa true definiteion of Dawladiid. Did you hear ninki odayga ahaa oo la wareeystay and they asked him "maxaad u dagaalameysaa?" Waxu ku jawaabay "Dee, canshuur inaan bixiyo ma doonayoo" Wtf. I don't really agree with AY, laakin runta hadi la sheego dadka noocas waa iin madaxa looga istaaga no other choice. Maybe Maxamed Dheere might be the right mayor.